LIBRISTO
LIBROAMANTO
mandatory
Become part of a community of book lovers from all over the world and get access to a whole bunch of benefits. Create an account for free
0
DPD courier 4.99 GLS courier 9.99

Language SomaliSomali
Book Paperback
Book RAGAAD Abdirezak Sahane Elmi
Libristo code: 46577140
Publishers Abdirezak Sahane Elmi, September 2024
Qiimaynta Buugga Buugga "RAGAAD", Waa Buugg Aan Ku Lafaguray Dhibaatooyinka Guud Ee Bulshada Soomaal... Full description
? points 35 b
14.72
In stock at our supplier Shipping in 14-21 days

Up to 30 days for returns


Customers also purchased


Qiimaynta Buugga

Buugga "RAGAAD", Waa Buugg Aan Ku Lafaguray Dhibaatooyinka Guud Ee Bulshada Soomaalida Khataraha Badan Kuhaya. Wuxuu Buuggu Falaqayn iyo Faaqidaada Qodo Dheer Kusamaynayaa , Dhibaatooyinka Wadaaga ah, Ee Bulshadu Usimantahay.Waxaana Soocay Todobaatan iyo Shan (75) Dhibaato, Oon Kasoo Xulay Boqolaalka Dhibaato , Ee Bulshadeena Soomaalida , Qayr-kood Kareebay. Iyada oon Ukala qaaday Shan Qaybood/Cutub, Oo midkiiba Ay, Hoostagayaan Daraasiin Mushkilado Ah , oo ku heedaman Bulshadeena.

Waxayna Kalayihiin, Shanta qaybood/Cutub:- Dhibaatooyinka Arimaha Bulshada, Dhaqaalaha iyo Horumar la'aanta, Siyaasada, Saxaafada iyo Xadaarada Tiknoolajiyada, iyo Dhibaatooyinka Dabiiciga ah.Waxaan isku Dayay innaan dhibaato walba Sharaxaad Yar kabixiyo, Sababta keenta, Saamaynta Taban ee Bulshada Uleedahay iyo Xalka Looga Bixikaro.

Mudada Aan Qoraalka Buugga Ku Gudajiray Waxaan Adeegsaday, Erayada iyo Lahjada aan Isleeyahay Bulshada Soomaalidu Meelkasta oo ay Joogto, Wayfahmikartaa . Sidookale Waxaan Meelaha Qaarkood Isticmaalay, Xiggasho Sugaan, Odhaaho iyo Gabayo Aytiriyeen, Abwaano Hore , oo Soomaaliyeed iyo Kuwo Aan anigu shaqsiyan Alifay, Si'aan Fahanka Akhristaha Ugaadhsiiyo, Meeqaamka Aan Higsanayo, ee ah, Fahanka Guud.

Ugu Danbayn Waxaan Bulshada Soomaalida Ku Boorinayaa Innay Akhriyaan, Buuggan, Cilmiga iyo Khibradaha Ku Xardhana, Wixii Ka'anfaca Kadhaansadaan.

Mahadsanidiin.

Wabilaahi Tawfiiq.

Actress & Polyglot
EWA KASP for
Play video
Ewa Kasp
Libristo has the largest selection of foreign-language books. That’s why I buy my books there.

About the book

Full name RAGAAD
Language Somali
Binding Book - Paperback
Date of issue 2024
Number of pages 286
EAN 9798227661968
Libristo code 46577140
Weight 407
Dimensions 140 x 216 x 18
Give this book today
It's easy
1 Add to cart and choose Deliver as present at the checkout 2 We'll send you a voucher 3 The book will arrive at the recipient's address

Login

Log in to your account. Don't have a Libristo account? Create one now!

 
mandatory
mandatory

Don’t have an account? Discover the benefits of having a Libristo account!

With a Libristo account, you'll have everything under control.

Create a Libristo account